DHAGEYSO:Laba sarkaal boolis oo mishaarkooda wax laga dhimay oo maxkamadda dacwad u gudbiyay

0
464

Laba sarkaal oo ka tirsan booliska dalka ayaa maxkamadda u gudbiyay dacwad ay uga soo horjeedaan in waaxda adeegga booliska wadanka ay wax ka jarto mishaarkooda.
Saraakiishan ayaa la sheegay in tayadooda hoos loo dhigay, waxaana la dhimay mishaaraadkoodii.
Waxaa ay sheegeen in heerka mishaaraadka lagu siiyo bilihi ugu dambeeyay hoos loo dhigay.
Qareenka matalaya laba sarkaal Danstan Omari ayaa warbaahinta faahfaahin ka siiyay dacwadda ay saraakiisha maxkamadda u gudbiyeen