DHAGEYSO:Waalidiinta Mombasa oo loogu baaqay inay carruurtooda baraan Qur’aanka Kariimka

0
312

Magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ayaa waalidiinta loogu baaqay in ay ubadkooda barashada Qur’aanka kula dadaalaan ka dib xaflad 35 arday oo Qur’aanka xifdisay lagu sharfay.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee gobolka Xeebta Maxamad Cabdi Bootaan ayaa ku eegaya