DHAGEYSO:Deeq raashin ah oo la gaarsiiyay qoysas ku nool tuulooyiin ka mid ah Lagdera

0
358

Qoysas ku nool tuulooyinka Jilaanqo iyo Dixleey oo ka tirsan deeganka Lagdera ee ismaamulka Garissa ayaa la gaarsiiyay deeq raashin ah kuwaas oo ay abaartu saameysay.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya