Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Kenya oo ka mid ah dalalka laga xusayo maalinta xuquuqul aadanaha

Kenya oo ka mid ah dalalka laga xusayo maalinta xuquuqul aadanaha

Waxaa xarunta jaamacadda Nairobi ee caasimadda dalka ka socoto munaasabad loogu dabbaal degaya maalinta adduunka ee xuquuqul aadanaha oo sanad kasta la qabto 10-ka bishan Diseembar.
Afhayeenka waaxda qaran ee adeegga booliska Mr. Bruno Shioso ayaa sheegay inay kaashanayaan hay’adaha dowladda iyo kuwa aan dowliga ahayn si loo ilaaliyo xuquuqul insaanka.
Mr. Bruno ayaa xusay inay taageersan yihiin hal ku-dhigga xuska maalinta xuquuqul aadanaha adduunka ee sanadkan oo ah ‘Equality, Reducing inequalities, and advancing Human Rights’ oo loola jeedo sinnaan,yareynta sinnaan la’aanta iyo horumarinta xuquuqda aadanaha.
Booliska ayaa dhammaan kenyaanka xusuusiyay inay xuquuq leeyihiin sidaas awgeedna iyagoo aan cabsan ay ka hadli karaan arrimaha jira.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments