In ka badan 54 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Mexico

0
262

Waxaa la xaqiijiyay dhimashada 54 qof oo soo galooti ah ka dib markii shalay koonfurta dalka Mexico uu ku burburay baabuur nooca xamuulka ah oo ay saarnaayeen.
Dhacdadan ayaa lagu tilmaamay midii ugu darneyd ee ay naftooda halis ku geliyaan dadka doonaya inay gudaha u galaan Maraykanka.
Guddoomiyaha gobolka Chiapas Rutilio Escandon ayaa sheegay in 49 qof ay isla goobta shilka ku dhinteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here