DHAGEYSO:Gudoomiyaha gudiga suuq gaynta xoolaha nool ee Kenya laanta Garissa oo ka warbixiyay isbedelka suuqa roobka ka dib

0
554

Waxaa maal mahan sare u kac laga dareemayaa qiimaha xoolaha nool ee loo iib geeya suuqa xoolaha ee magaalada Garissa .
Arrintan ayaa waxaa faahfaahin ka siiyay idaacada STAR FM Axmad Xassan oo ah gudoomiyaha guddiga suuq gaynta xoolaha nool ee dalka laanta Garissa.