DHAGEYSO:Garissa oo laga furay xafiis u adeegaya dadka aan qareenno qabsan karin

0
325

Magaalada Garissa ayaa waxaa laga furay xarun loogu talagalay inay fidiso adeegyada cadaaladda ee bulshada.
Waxaa xafiiska furay agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda dalka Mr. Nuurdiin Xaaji.
Waxaa uu sheegay in loogu adeegi doono shakhsiyaadka ay ku adag tahay inay qabsadaan qareen u dooda ama si ay ahaataba ay ku helaan caddaalad.
Agaasimaha hay’adda xuquuqul aadanaha ee HAKI AFRIKA Xuseen Khaalid ayaa arrintan ka hadlay