DHAGEYSO:Waqooyiga dalka oo taageeri doono musharraxa uu madaxweyne Uhuru soo saaro

0
373

Wasiirka wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta qaranka Mr. Ukur Yatani oo ka mid ah siyaasiyiinta aasaasay xisbiga UPYA ee ay ku mideysan yihiin hoggaamiyaasha waqooyiga dalka ayaa sheegay inay taageero buuxda u muujin doonaan musharraxa madaxweyne ee uu sanadka 2022-ka soo saaro hoggaamiyaha hadda talada wadanka haya Uhuru Kenyatta.
Waxaa uu sidoo kale hoosta ka xarriiqay inay wadaan wada-hadallo ay la yeelanayaan isbeheysiyada kale