DHAGEYSO:Shirkado ganacsi oo abaalmarino lagu guddoosiiyay Mombasa

0
414

Waxaa magaalada Mombasa xalay lagu qabtay munaasabad lagu abaalmarinayay shirkado ganacsiga, sida uu kusoo warramaya wakiil wareedka warbaahinta Star ee gobolka xeebta Maxamad Cabdi Bootaan