DHAGEYSO:Ganacsade naafo ah oo noloshiisa ku filnaaday

0
320

Iyadoo maanta caalamka laga xusay maalinta naafada adduunka ayuu mid ka mid ah dadka naafada ah ee ismaamulka Mombasa sidoo kalena ganacsade ah waalidiinta ugu baaqay inay soo saaraan carruurta curyaanka ee ay guriyaha ku hayaan si loo caawiyo.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa warkan ka soo diray magaala xeebeedda Mombasa.