Wararka Kenya DHAGEYSO:Haweenka iskaashatada Wajeer oo la guddoonsiiyay lacag By star - December 3, 2021 0 206 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Haweenka iskaashatooyinka ah ee ismaamulka Wajeer ayaa lagu guddoonsiiyay lacag dhan 7 milyan oo shilin, si ay ugu hormariyaan ganacsiyadooda. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa warbixintan halkaasi kasoo diray https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/12/mucaawiye.mp3