DHAGEYSO:Wabiga Tana River oo laga cabsi qabo inuu fatahaad gaysto

0
547

Waxaa koror xoogan laga dareemayaa biyaha wabiga Tana River ee mara gobolo badan oo ka tirsan dalka taasi oo loo sababeynayo roobabka xoogan ee ka da,aya gobolka bartamaha sida ay xaqiijisay waaxda qaran ee maareynta biyaha ee loo yaqaan Warma.
Arintaan ayaa waxaa laga yaabaa in saacadaha soo aadan ay saameyn ku yeelato adeega wakaalada biyaha magaalada Garissa ee Gawasco, sida uu sharaxayo afhayeenkooda Mr Cumar Cabdulaahi Nuur oo la hadlay warbaahinta.