DHAGEYSO:Dagaalka Itoobiya oo gobollada dalkaasi ku sii faafaya

0
455

Dagallada u dhexeya xoogagga TPLF iyo ciidamada dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa ku sii fidaya qaybo badan oo ka mid ah wadankaasi sida deegaanka Axmaarada iyo canfarta
Siyaad Bashuuc Saneey ayaa qodobkan ka soo diray Jigjiga