DHAGEYSO:Aadan Barre Ducaale oo ku baaqay in la garab istaago goobaha lagu barto diinta

0
396

Xildhibaanka laga soo doortay Garissa Township Aadan Barre Ducaale ayaa bulshada ugu baaqay inay garab siiyaan goobaha lagu barto diinta
Bishaar Axmad Dhaqane ay warbixintaan soo diray