DHAGEYSO:Warbixin: Wiil u ololeeya waxbarashada dadka naafada ah Jigjiga

0
352

Axmad Cabdi Cabdullaahi ayaa lugahiisa ku waayay qarax ka dhacay magaalada Jigjiga ee deegaanka soomaalida Itoobiya.
Waxaa uu waxbarashada meel wanaagsan ka gaaray isagoo naafo ah, waxaa uuna u ololeeya inay waxbartaan dadka baahiyaha gaarka ah qabo.
Siyaad Bashuuc Saney ayaa ku eegaya