Maxkamad ku taala ismaamulka Machakos ayaa ku xukuntay muddo 30 sano ah oo xabsi ah nin lagu magacaabo Stephen Ngila kadib markii uu gacanta ka jaray xaaskiisa sanadkii 2016-kii.
Eedeysanaha ayaa ka soo hormuuqday garsooraha maxkamadda sare Machakos Brenda Bartoo oo xukunka riday.
Haweneyda uu ninkeeda dhaawaca u geystay ayaa sidoo kale waxa u dhaawac culus uu ka soo gaaray madaxa.
Waxaa ay sheegtay inuu ka xumaaday in muddo laba sano ay is qabeyn aynan carruur u dhalin.
Waxaa u haystaa muddo 14 cisho ah oo uu xukunkan racfaan kaga qaadan karo.