Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Mombasa oo ka falceliyay go’aan ka soo baxay wasaaradda caafimaadka ee...

DHAGEYSO:Shacabka Mombasa oo ka falceliyay go’aan ka soo baxay wasaaradda caafimaadka ee dalka

Qaar ka mid ah bulshada ku nool ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta ayaa ka falceliyay amarkii dhawaan ka soo baxay wasaaradda caafimaadka ee dalka, kaas oo ahaa in marka la gaaro 21-ka bisha 12-aad ee sanadkan aan adeegyada muhiimka ah ee dowladda loo oggolaan doonin dadka aan qaadan tallaalka ka dhanka ah cudurka COVID19.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments