Imaaraadka iyo Israa’iil oo wada sameysanaya maraakiib aynan cidna hagin

0
537

Dowladda isutagga imaaraadka carabta ee UAE-da iyo maamulka Israa’iil ayaa ku heshiiyay inay si wadajir ah u soo saaraan maraakiib ganacsi iyo kuwo ay milatarigu adeegsanayaan oo ah nooc aan u baahneyn in uu qof wado ama ay shakhsiyaad ka shaqeyaan.
Heshiiskan ayaa lagu saxiixay magaalada Dubai waxaana lagu tilmaamay mid istaraatiiji ah.
Labada dhinac ayaa hoosta ka xarriiqay in maraakiibtan loo adeegsan doono dagaalka dhanka biyaha.