DHAGEYSO:Ruto “Ha oggolaanina in kala qaybsanaan la din ka dhex abuuro”

0
570

ku xigeenka madaxweynaha dalka William Ruto ayaa maanta ku sugan ismaamulka Murang’a ee gobolka bartamaha dalka.
Waxaa uuna dadweynaha ugu baaqay inaynan oggolaan in kala qaybsanaan laga dhex abuuro.