DHAGEYSO:Garissa oo maanta roob doon laga sameeyay

0
513

Magaalada Garissa ayaa maanta waxaa lagu qabtay isku soo bax Alle bari ah oo lagu roob doonayay.
Culimadii soo qaban qaabisay roob doonka waxaa ka mid ahaa Sheekh Xasan Cabdullahi Cameey oo muslimiinta ugu baaqay inay ducada sii wadaan si uu Alle uga dulqaado culeyska abaarta ku dhufatay dalka