Iyadoo lagu wado in bisha siddeedaad ee sanadka 2022-ka ay dalka ka dhacdo doorasho guud ayaa waxaa isa soo taraya isku dulqaad la’aanta dhanka siyaasadda.
Dadweynaha ku nool xaafadda Islii ayaa madaxda ugu baaqay in aynan dadweynaha isku dirin sida uu faahfaahinaya wakiil wareedka warbaahinta Star ee ismaamulka Nairobi Yuusuf Gaas.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka islii oo siyaasiyiinta ugu baaqay in aynan sameyn kicin dadweyne