DHAGEYSO:Mombasa oo lagu qabtay kulan looga hadlay saameynta abaarta ee Jubbaland

0
314

Waxaa magaalada Mombasa ee gobolka xeebta ka dhacay shir looga arrinsanayay wax ka qabashada abaarta saameysay deegaannada Jubbaland.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan soo diray