DHAGEYSO:Shacabka xaafadda Islii oo aad u qaadanaya kaarka codeynta

0
584

Iyada oo ay gabagabo marayso qaadashada kaarka codeynta ee doorashada guud sanadka dambe ayaa waxaa la arkaya dad badan oo ku nool xaafadda Islii ee deegaanka Kamkunji magaalada Nairobi ee isku diiwangelinaya codbixinta.
Yuusuf Gaas ayaa warbixintan xaafadda Islii ka diyaariyay diyaariyay