DHAGEYSO:Maanta oo la xusayo maalinta cunnada adduunka

0
588

Maanta oo ku beegan maalinta cunnada adduunka ayaa dadka ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ay wajahayaan cunno yari ka dib markii dhawaan boqolkiiba 30 la dhimay raashinkii la siin jiray qaxootiga xeryahaasi.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodabkan Dadaab kasoo diray

Audio Player