DHAGEYSO:Mas’uul horay wakiil uga soo noqday deegaanka Fafi oo ka hadlay abaarta

0
601

Mas’uul horay wakiil uga soo noqday deegaanka Fafi ee ismaamulka Garissa Nuur Barre Cali oo la soo xariiray idaacadda Star Fm ayaa ka hadlay abaarta ka jirta aagaasi, isagoona dowladda baaq u diray