DHAGEYSO:Dubat Cali Cameey oo ku baaqay in aan gargaarka abaarta laga sugin keliya dowladda iyo hay’adaha

0
416

Guddoomiyaha golaha suuq gaynta xoolaha nool ee dalka sidoo kalena ka mid ah waxgaradka gobolka waqooyi bari Dubat Cali Cameey ayaa mar kale ku baaqay in gurmadka ka dhanka ah abaarta aan keliya laga sugin dowladda iyo hay’adaha gargaarka.
Waxaa uu shakhsiyaadka hantiilayaasha ah ku boorriyay inay caawiyaan dadka dhaqaale ahaan hooseeya ee ay sida gaarka ah u saameysay abaarta

Baaqa Dubat ayaa ku soo aadaya iyadoo qaybo ka mid ah wadanka laga dareemaya culeyska nololeed ee ka dhashay abaarta.