DHAGEYSO:Waa sidee heerka qaadashada kaarka codeynta ee Mandera

0
506

Guddiga Doorashooyinka Iyo xaduudsaha dalka IEBC ayaa horaantii bishan bilaabay diiwaan galinta codbixiyaasha, balse waxay sheegeen inay aad u yartahay dadka u soo baxay inay is diiwaan galiyaaan. Haddaba, Mandera sida ay uga socoto qaadashada kaarka codaynta.