DHAGEYSO:Ambasadoor Shiidiye oo ku baaqay qaadashada kaarka codeynta

0
339

Xildhibaankii hore ee deegaan baarlamaneedka Lagdera ahna safiirka Kenya u fadhiya dalka Botswana oo kulan ku qabtay Mombasa ayaa shacabka ismaamulka Garissa ugu baaqay in ay si wayn uga qayb qaataan is diiwaan galinta doorashada soo socoto .
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya.