Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ruushka oo laga diiwaangeliyay in ka badan 16,000 oo ah xaaladaha cusub...

Ruushka oo laga diiwaangeliyay in ka badan 16,000 oo ah xaaladaha cusub ee Corona

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Ruushka ayaa 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay xaqiijisay 16,474 oo ah xaaladaha cusub ee caabuqa Corona.
1,545 ka mid ah kiisaskan ayaa laga xaqiijiyay caasimadda Ruushka ee Moscow.
Sidoo kale waxaa muddadan la diiwaangeliyay dhimasho hor leh oo dhan 526.
Tirada guud ee xaaladaha cudurka COVID-19 ee Ruushka ayaa hadda ah 3.9 milyan halka dhimashadu ay tahay 74,684 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments