DHAGEYSO:Baaq loo diray guddiga IEBC iyo dowladda dhexe

0
650

Mid ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada ee deegaanka Ceelwaaq ee ismaamulka Mandera oo lagu magacaabo Cabdi Aadan Giro oo ku magacdheer Hon Mayor ayaa ka hadlay arrimaha diiwangelinta kaarka codeynta iyo abaarta jirta halkaasi.
Waxaa uuna baaq u diray guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduuddada dalka ee IEBC iyo dowladda dhexe