DHAGEYSO:Gabadh ku nool xeryaha qaxootiga Dadaab oo shaqo abuur u samaysay dumar kale

0
349

Mid ka mid ah gabdhaha ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab oo wax baratay ayaa bilowday inay shaqo abuur u samayso dumarka kale ka dib markii ay sameysatay xirfad ay nolasheeda ku maareyso.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray