DHAGEYSO:Qalab caafimaad oo loogu deeqay dhakhaatiirta Mombasa

0
387

Hay’ad uu fadhigeedu yahay magaalada Nairobi ayaa agab caafimaad gaysay ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta si ay dhakhaatiirtu uga gaashaantaan cudurka ay la tacaalayaan ee COVID-19
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo dhameystiran Mombasa ka soo diray .