DHAGEYSO:Cabasho la xiriirta saameynta abaarta oo ka soo yeeraysa Lagdera

0
382

Saameynta ka dhalatay abaarta ku dhufatay qaybo ka mid ah dalka ayaa meelaha laga dareemaya waxaa ka mid ah deegaan baarlamaneedka Lagdera ee ismaamulka Garissa.
Mid ka mid ah waxgaradka Afweyne oo la soo xiriiray idaacadda Star FM ayaa sheegay in aynan weli helin gargaarka loogu talagalay in shacabka looga yareeyo culeyska abaarta isagoo ku baaqay in gurmadka loo fidinayo shacabka la gaarsiiyo tuulooyinka.