DHAGEYSO:Mombasa oo looga diyaar garoobaya xuska maalinta caalamiga ee dalxiiska

0
335

Magaalada Mombasa ee gobolka xeebta ayaa waxaa ka billowday u diyaar garowga xuska maalinta dalxiiska adduunka oo berri loo dabaal degi doono.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo dhameystiran noo soo diray