DHAGEYSO:Shacabka Dhiciso ee ismaamulka Garissa oo ka cabanaya abaarta

0
459

Qaar ka mid ah shacabka ku nool dhiciso ee dowlad deegaanka Garissa oo la soo xariiray warbaahinta Star ayaa sheegay inay saameyn xun ku yeelatay abaarta iyagoona baaq u diray dowladda.

Dawlada ayaa wada dadaala lagu caawinaya dadka ay abaarta samaysay ee xoola dhaqatada ah .
Arinatan ayaa idaacada STAR FM faah faahin ka siiyay xildhibaaka laga soo doortay kursiga Barlamaaneedka ee FAFI ee ismamaulka Garissa.