Wararka Kenya DHAGEYSO:Mid ka mid ah mas’uuliyiintii hore ee Ijara oo codsaday in loo gargaaro dadka ay abaartu saameysay By star - September 20, 2021 0 440 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddoomiyihii hore ee golihii deegaanka Ijara Maxamad Guure ayaa ku baaqay in la caawiyo dadka ay abaarta saameysay isagoona xusay in sare u kaca qiiimaha shidaalka u saamayn adag ku yeeshay dadweynaha. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/09/Maxamad-Guure-Ijara.mp3