DHAGEYSO:Hoggaamiyaha ANC oo sheegay in isbeddelkii lagu sameeyay qiimaha shidaalka uu dhaawacaya nolosha kenyaanka

0
440

Hoggaamiyaha xisbiga ANC Musalia Mudavadi ayaa dowladda ugu baaqay in dib u eegis ku sameysa qiimaha shidaalka ee dalka.
Waxaa uu sheegay in isbeddelkii dhawaan lagu sameeyay qiimaha shidaalka ee wadanka uu dhaawacya nolosha kenyaanka kuwaass oo sidoo kale la daalla dhacaya saameynta cudurka Covid19 uu ku yeeshay dakhligooda.
Waxaa uu xusay in qiimaha noocyada kala duwan ee shidaalka ee la kordhiyay uu sidoo kale saameyn ku yeelanaya raashinka iyo kharashaadka dugsiyada.
Ra’iisul wasaare ku xigeenkii hore ee dalka oo socdaal ku tagay xaafadda Kawangware ee ismaamulka Nairobi ayaa yiri.