Hogaamiye ka tirsan Taliban oo beeniyay in la dilay

0
470

Hoggaamiye sare oo ka tirsan Daalibaan ayaa sheegay inuu nool yahay, isagoo beeniyay wararka ku saabsan dilkiisa ee soo baxay.
Warar soo baxay ayaa sheegaya in kala qeybsanaan gudaha ah ay ka dhex jirto kooxda Taliban ku dhawaad bil kadib markii ay qabsadeen Kabul.
Bals kooxdaas ayaa beenisay wararka sheegay inay kala qeybsanaan ka dhex jirto.