DHAGEYSO:Naafada oo ka cabanaya in lagu takooro shaqaaleysiinta

0
424

Dadka qabo baahiyaha gaarka ah ayaa u baahan daryeel iyo ka warqab gaar ah balse waxaa jira qaar ka mid ah dadka naafada oo wax bartay haddana cabasho ka muujinaya inay takoor iyo faquuq kala kulmaan goobaha shaqada iyo bulshada dhexdeeda.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya