Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee ismaamulka Garissa Rooble Nuunoow oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Star Fm ayaa inooga warbixiyay dad la sheegay in meydadkooda la dhigay isbitaalka guud ee magaalada Garissa.
Waxaa uu warramay Cabdinoor Al-Xaaji
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan meydad dhaawacyo ka muuqday oo la dhigay isbitaalka guud...




