DHAGEYSO:Sarkaal ka tirsan waaxda caafimaadka ee Mandera oo si adag uga hadlay COVID 19

0
538

Cabdixamiid sheekh oo kamid ah waaxda caafimaadka mandera ayaa salaadii jimcaha kadib masaajidka jaamaca mandera si adag uga hadlay cudurka COVID-19 iyo Xaalada caafimaad ee mandera.

Dhinaca kale Sheekh Axmed suudaan ayaa imaamyada masaajida ugu baaqay inay sameeyaan duco ka dhan ah caabuqa cudurka COVID-19