Madaweynaha dalka Maraykanka Joe Biden iyo dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping ayaa markii ugu horreysay ku dhawaad muddo Toddobo bilood ka dib khadka taleefoonka ku wada hadalay.
Waxaa ay soo afjareen muddo dheer oo aysan wax xiriir ah yeelan.
Waxaa wicitaankaa dhexmaray dhinacyadan xaqiijiyay Aqalka cad ee Maraykanka looga arimiyo iyo warbaahinta dowladda Shiinaha
Labada hoggaamiye ayaa kawada hadlay sidii horay loogu sii wadi lahaa xiriirka Maraykanka iyo Shiinaha.