Wasaaradda Caafimaadka ee dalka ayaa maanta diiwangalisay kiisas dhan 501 ee caabuq COVID 19 ka dib markii baaritaano lagu sameeyay dhecaan dhan 6,879 .
Heerarka virus-ka ee Kenya maanta waxaa uu maraya boqolkiba 7.3 iyadoona inta dalka laga xaqiijiyay corona Virus ay dhan tahay 242,284.
“xaaladaha maanta Kenya laga helay 487 waa Kenyan halka 14 ay yihiin dad ajaanib ah .
312 bukaan ah ayaa ka soo kabsatay COVID 19 , bogsashada guud ayaa tan ka dhigaysa 230,407.
Halka 24-kii saac ee u dambaysay 34 qof ay u dhinteen Virus,dhimashada guud ayaa tan ka dhigtay 4,864.