Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Shiinaha oo joojiyay duulimaadyada dhanka Canada

Shiinaha oo joojiyay duulimaadyada dhanka Canada

Dowladda Shiinaha ayaa si ku meel gaar ah u joojisay duulimaadyadii dadka ajaaniibta ah ee ka soo safray Canada ay halkaas ku tagi jireen.
Qunsuliyadda Shiinaha ee magaalada Toronto ayaa arrinkan shaaca ka qaadday.
Waxay sheegtay in amarkan uu saameynaya xita shakhsiyaadka sita oggolaanshaha shaqo ee Shiinaha.
Hasa ahaate waxaa uunan amarkan cusub saameyn doonin dal ku galka dibloomaasiyiinta iyo saraakiisha bixiya adeegyada kala duwan.
Tani ayaa looga gol -leeyahay xakameynta faafitaanka caabuqa corona wuxuuna ku soo aadayaa iyadoo shalay dalka Canada laga diiwaangeliyay 4,255 oo ah xaaladaha cusub ee caabuqa corona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments