Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Madaxweyne Kenyatta:Majiro qof dayn siyaasadeed igu leh

Madaxweyne Kenyatta:Majiro qof dayn siyaasadeed igu leh

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa sheegay inaysan jirin dayn siyaasadeed oo lagu leeyahay, taasi oo u muuqatay mid uu kula hadlayay kuwa sheegaya in ku xigeenkiisa William Ruto dayn siyaasadeed ku leeyahay.
Xilli u shalay ka hadlayay Sagana ee ismaamulka Nyeri ayuu sheegay in balanta kaliya uu fulinayo ay tahay tan shacabka Kenyaanka isla markaana uu ku guda jiro dhaqangalinteeda.
Kenyatta oo u muuqday inuu si toos ah ula hadlayay madaxweyna Ku xigeenka William Ruto oo uu ku tilmaamay inuusan wakhtigiisa sugayn oo uu deg degaayo.
Madaxweynaha ayaa sido kale fursadaas kaga fa’ideystay inuu gobolka uu ka soo jeeda ugu yeero inay taageeran geedisocodka dastuurka wax looga beddelaayo ee BBI.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments