DHAGEYSO:Dhakhaatiirta Mombasa ee shaqo joojinta ku dhaqaaqay oo maanta dibadbax dhigay

0
483

Waxaa maanta magaalada Mombasa ee gobolka xeebta ka dhacay dibadbax ay sameeyeen howlwadeenada caafimaadka ismaamulkaasi oo shaqo joojin ku dhaqaaqay maadaama ay ka cabanayaan in labadii bilood ee ugu dambeeyay aan mushaar la siin.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya.