Xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa waxaa ku soo badanaya dhibaatooyinka iyo tacaddiyada dumarka loogu geysto baraha bulshada sida in muuqaallo aan anshaxa waafaqsanayn laga duubo oo baraha bulshada lagu faafiyo taasoo ay aad walaac uga muujiyeen qaybaha kala duwan ee bulshada.
Qaar ka mid ah shacabka xerada qaxootiga ee Dhagaxleey ayaa ka hadlay sida loo yareeyn karo xadgudubyada saameeya dumarka.