Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Dab ka kacay dugsiga sare wiilasha ee Kabianga Kericho

Dab ka kacay dugsiga sare wiilasha ee Kabianga Kericho

Waxaa uu xalay dab qabsaday dugsiga sare wiilasha Kabianga ee deegaanka Belgut ee ismaamulka Kericho.
Labo ka mid ah hoyga ay sexdaan ardayda dugsigaasi ayaa la sheegay in uu dab xooggan qabsaday.
Dabkani ayaa ka kacay iskuulkaasi xalay fiidkii xilli ardayda ay qaadanayeen casharro dheeraad ah.
Ilaa iyo hadda ma cadda waxa sababay dabkaas oo u ka dhashay khasaaro hantiyadeed oo la cayimin.
Xubnaha shacabka , macalimiinta ,shaqaalaha iyo ardayda dugsigaasi ayaa ugu dambeyntii ku guuleysteen in ay dabkaasi ay damiyaan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments