DHAGEYSO: Wasiirka caafimaadka Wajeer oo shacabka ugu baaqay inay ka taxadaraan COVID19

0
585

Iyadoo caabuqa corona uu ku sii faafaya gudaha dalka ayuu wasiirka wasaaradda caafimaadka ee ismaamulka Wajeer Ismaaciil Sheekh Isaaq waxaa uu dadweynaha ugu baaqay inay ka taxadaraan halista cudurka COVID19.
Waxaa uu shacabka si gaar ah waayeellada iyo kuwa qabo xanuunnada gaarka ah kula taliyay inay qaataan daawooyinka tallaalka.
Wasiirka oo faahfaahinaya xaaladaha cudurka ee Wajeer iyo halka uu tallaalka ka dhanka ah maraya ayaa yiri .