Koox farsamo oo ka socota dalka Qatar oo gaartay Afgaanistan

0
587

Kooxo farsamo yaqaan ah oo ka socda dalka Qadar ayaa ka soo degay gegida diyaaradaha ee caasimada Kabul si ay dib ugu bilawdaan hawlihii garoonka kadib markii ay waxyeelo soo gaartay intii ay socdeen daadgureyntii Maraykanka iyo NATO.
Daalibaan ayaa tan ilaa iyo shalay u dabaaldegaysay ka bixitaanka ciidamada NATO ee Maraykanku mudoo 20 sano ah oo uu ku sugna awadanka Afgaanistan.
Si kastaba ahaate dadka ku nool wadanka Afgaanistaan waxaa ay wajahayaan nolol aad u adag.
Waxaana sido kale burbursan dhaqaalaha wadankaas.